Dhacdo Naxdinle; Ilma Yar Oo Sedex Cisho La Raadiyay Iyo Halka Laga Helay Maydkiisa!
March 29, 2024 - Written by admin
Ilmayar oo shan sano jiray islamarkaana ku lumay deegaanka daarima ee waqooyiga gobolka gabiley ayaa raacdo dheer kadib oo qaadatay mudo sedex cisho h waxaa maydkiisa laga helay meel buuro ah
Eheleda wiilkan yar ayaa ka waramay mudadii ay la,aayeen halista deegaankan oo aan lahayn wax wadooyin ah islamarkaana ah dhul ubadan buuro.