Koox Budhcad Badeed Somaliya oo Doon Kaluumaysi Madax Furasho Uhaystay oo Isu Dhiibay Ciidamada Bada Hindiya
March 30, 2024 - Written by admin
Koox Soomaali oo haystay dooni laga leeyahay dalka Iiraan ayaa isu dhiibey ciidanka badda Hindiya, sida ay werineyso warbaahinta India.
Tani waxa ay imanaysaa xilli Hindiya dhawaan qabatay soddoneeyo budhcad-badeed Soomaali ah oo markab madax furasho lacageed ugu haystay xeebaha Putland
Soomaalida ay India qabatay labada jeerba waxa ay ka soo jeedaan Puntland aan weli ka hadal.
