“Madaxweyne Xasan Shiikh Wuxuu Maanta Jebiyey Heshiiskii Somaaliya Ku Wada Joogtay Dagaalkii Sokeeye Kadib 1991″Wasiirka Arimaha Gudaha Putland Juxa
March 30, 2024 - Written by admin
“Madaxweyne Xasan Shiikh wuxuu maanta jebiyey heshiiskii Somaaliya ku wada joogtay dagaalkii sokeeye kadib 1991. Wuxuu laalay dastuurkii lagu doortay, – Cabdi Faarax Juxaa, Wasiirka Arrimaha-gudaha.
Xasan sheekh wuxuu yidhi maanta wixii kadanbeeya cid sheegan karta madaxwayne ma jirayso ,madaxda maamul goboleedyaduna waxay ahaan doonaan.Gudoomiyayaal Gobol