Qofkii Ugu Horeeyey Oo Xanuunka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyooday Gobolka Hawd oo La soo Sheegay
March 30, 2024 - Written by admin
Qofkii Ugu Horeeyay ee reer Somaliland ayaa xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyooday deegaanka sayla oo katirsan gobolka Hawd.
Sidoo kale xanuunkan ayaa soo ritay dadkale kuwaasi oo lagu dabiibayo xarumaha caafimaad ee gobolka hawd.