Somaliya oo Dhagaxa Jayga Looga Soo Dhoofinayo Dalka Turkiga
March 30, 2024 - Written by admin
Somaliya ayaa dhaxa burbursan ee Jayga ee dhismayaasha lagu dhiso Kasoo dhoofsatay dalka Turkiga,
Sawiradani waa Dekeda magaalada Muqdisho oo Laga rogayo maraakiib uu ku Raranyahay dhagaxa La jajabiyo ee Jayga ee loo adeegsado Sabada.
Somaliya oo buuraha dhahaxa ahi ku badan yihiin Mashruucani wuxu umuuqdaa mid dhaqaalaha Dawlada Xamar lagu curyaamunayo.