berberatoday.com
Ciidamada Amaanka Berbera oo Gacanta Kusoo Dhigay Eedaysanihii Gaadhi Jiidhsiiyay Ilmaha Yar ee 9 Jirka Ahaa Iyo Gaadhigii uu Shilka Ku Galay
March 31, 2024 - Written by admin

Eedaysane Maxamed Farxaan Jamac oo ahaa darewalkii waday baaburkii jiidhay ilmaha yar 9 jirka ayaa laga soo qabtay Magaaada Burco kadib markii baxsaday isla habeen hore .
Ciidanka boolisku waxay sheegeen inay hore uxidheen gaadhigii ilmaha yar jiidhay oo laga soo qabtay geeraash lagu qariyay lagagana farsameynaayay jugtii soo gaadhay gaadhiga iyo farsamayaqaanadii geeraashka.
Ciidanka Boolisku Berbera waxay umahad naqeen Guud ahaan shacabka Magaalada oo hawlgal qeyb muhiima ka qaatay gacana kusiiyay Ciidamada amaanka sidii loo heli.lahaa dambilaha iyo gaadhigaba.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews