Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Ka Hadlay Fal Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland Oo Lagula Kacay Mid Kamid Ah Engineerada Shirkada Gacanta Ku Haysa Biyo Balaadhinta Caasimada! H
April 1, 2024 - Written by admin
Mareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Maxamed Cali Darood ayaa qoraal Uu Ku Baahiyay Barta Uu ku leeyahay Facebookga kaga hadlay fal noociisu ku cusub yahay Somaliland oo lagula kacay midkamid ah hawlwadeenada shirkada chineseka ah ee gacanta ku haysa biyo balaadhinta caasimada hargaysa kaasi oo uu sheegay in maalin afduub loogu haystay guri kaasi oo ay haysteen koox uu ku sheegay in ay yihiin dhaqaale raadis isagoo arimahaasi ka hadlayana Wuxu Yidhi;
