Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Deegaano Dalka Kamid Ah! H
April 1, 2024 - Written by admin
Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka somaliland dr xergeeye ayaa war cusub kasoo saaray xanuunka shuban biyoodka oo ka dilaacay deegaano somaliland kamid ah islamarkaana ay dad ugeeriyoodeen
Sidoo kale xukuumada ayaa digniin la xidhiidha xanuunka shuban biyoodka udirtay shacabka Somaliland.