berberatoday.com
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Madaar Cigaal Kusoo Dhawaysay Wafti Ka Socda Dalka Ingiriiska!
April 6, 2024 - Written by admin

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland marwo Rooda Jaamac Cilmi oo uu weheliyo wakiilka Somaliland u fadhiya Ingiriiska Amb Cabdi Cabdillaahi Xirsi (Dayax-weerar) ayaa gegida diyaaradaha caalamiga ah ee Cigaal ku soo dhaweysay wefti heerkiisu sarreeyo oo ka socda dalka boqortooyada Ingiriiska, kuwaas oo booqasho rasmi ah ku yimi dalka Somaliland.

Weftiga ayaa waxa hoggaaminayay Alexander Stafford MP iyo Tim Loughton MP oo ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska. Waxa kale oo labada xildhibaan weftiga ku wehelinayay saxafiyiin caalami ah iyo xubno kale oo u dhaqdhaqaaqa qadiyadda Jamhuuriyadda Somaliland.

Weftigan heerkiisu sarreeyo oo Somaliland u yimi booqasho xaqiiqo raadin ah, ayaa maalmaha soo socda ku sugnaan doona dalka iyaga oo kulammo la yeelan doona masuuliyiinta sarsare ee dalka.

Dedaallada booqashada weftigan sare waxa doorweyn ka qaatay safaaradda Somaliland ee dalka Ingiriiska.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews