Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ee Saldhiga Sadexaad ee Gobolka Sanaag oo Soo Qabtay 170 Tahriibayaal Itoobiyana Gaadiidkii Siday Iyo Ragii Watay
Ciidamada ilaalada Xeebaha Somaliland qeybta sadexaad ee Saldhiga Gobolka Sanaag ayaa deegaanka Waqadariya ee G/sanaag waxa ay ku soo qabteen dooni sidey 170 Tahribayaal Ethopiana iyo ragii watay doontaasi