War Ka Farxiyay Shacabka Somaliland Oo Kasoo Yeedhay Waftigii Dawlada Ingiriiska Ee Socdaalka Ku Joogay Dalka!
April 8, 2024 - Written by admin
Xubno ka tirsan golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, Iyo qaar ka mid ah mudanayaasha golaha wakiillada iyo guddoomiyaha rugta ganacsiga ayaa kulan casho-sharaf ah magaalada Hargeysa kula qaatay weftigii ka socday dalka Ingiriiska oo 3 dii cisho ee u dambeeyay ku sugnaa dalka.
