Barnaamijka; Aaskii Marxuum Abiib Diiriye Iyo Haldoorka Reer Somaliland Oo Ka Xogwaramay Taariikh Nololeedkiisii! H
April 14, 2024 - Written by admin
Alle Ha,unaxariistee waxaa maanta aas qaran magaalada Hargaysa oogu sameeyay Marxuum Muj Abiib diiriye nuur oo isla maanta maydkiisa laga keenay dalka jarmalka oo uu ku geeriyooday
Siyaasiyiin madaxdhaqameed, boqolaal kamid ah shacabka reer Somaliland iyo qaarkamid ah mujaahidiinta SNM Ee Mudada ay dheer ay rafiiqa halgan iyo dhismihii Somaliland saaxibada ku ahaayeen ayaa ka xogwaramay taariikh nololeedkii marxuum abiib timacad iyo doorkii uu ku lahaa labada halganba