|
berberatoday.com
Dawlada Kenya oo Ka Fiirsanaysa Heshiis Dhinaca Korontada Ah Ay Itoobiya La Saxeexatay
April 15, 2024 - Written by adminDawladda Kenya waxaa laga yaabaa in lagu qasbo in ay dib ugala hadasho Itoobiya heshiis 25 sano ahaa oo ku saabsan quwadda korontada ay ka qaadato ethiopia, haddii ay sii socoto dhibaato koronto xumo ah oo ka jirta Dhanka Ethiopia.
Maamulka Tamarta iyo Batroolka ayaa soo xigtay walaac laga qabo in xaaladda ka jirta tamarta ee sii kordheysa ee #Addis_Abeba ay khatar ku tahay korontada ay u baahan tahay Nairobi, taasoo laga yaabo inay qasabto in dib u eegis lagu sameeyo heshiiskii la saxiixay July 2022.
COMMENTS
|
||||
|
|
|||||