berberatoday.com
Digtoor Iftiimiyay Faa,iidada Liin Dhanaantu Caafimaadka Uleedahay
April 15, 2024 - Written by admin
Diktoor macruuf ah oo Dietrich Grönemeyer la dhaho ayaa waxa uu talo ahaan soo jeediyay mar uu Joornaalka Focus la hadlayay, inay muhiim tahay in subixii quraacda kahor galaas biyo cad oo jeex liin dhanaan ah ay ku jirto la cabo.
Caafimaadka qofka ayay u roon tahay ayuu dhahay.
Wuxuu tilmaamay inay taasi jirka faa’iido weyn u tahay, liintan waxay qani ku tahay ama ka buuxa Vitamin C. Waxay kaa ilaalinaysaa daalka badan, waxyeelada xididaha dhiigga iyo wadno xanuunka.
Sidoo kale qofka inuu cayil iska rido ayay ka caawin kartaa liinta. Maadaama Vitamin C uu ka buuxana waa loo adeegsan karaa kahor tagga hergabka (Durayga).
Dr. Grönemeyer ma ahan diktoorka keliya ee liin dhanaanta ammaanaya, daraasado kale ayaa ayaguna tilmaamay faa’iidada caafimaad ay leedahay liinta.
Arrinkan galaaska biyaha iyo jeexa liin dhanaanta wuxuu ku jiraa waxyaabaha saakay Google Trending ka ah dalkan Jarmalka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews