berberatoday.com
Maxkamada Ciidamada Somaliland oo Askari Xukun Ku Riday
April 16, 2024 - Written by admin
Maxkamadda Ciidamada Darejada 1aad ayaa saaka 7 sannaddood oo xadhiga ku xukuntay Dable Maxamed Cabdi Xariir oo ka tirsanaa Ciidamada Booliska JSL kaasi oo isagoo dirayska ku labisan degmada Axmed Dhagax ku baadhay laba dumara oo sugaayay Bas , taariikhdu markay ahayd 28-3-2024 , waxaana ku wehelinaayay laba eedaysane sida ay qabatay Camera CcTv.
Taliska Ciidanka Booliska JSL ayaa markiiba waxa uu hawlgal iyo baadhid ku sameeyay kiiskaasi waana la soo qabtay Askarigaasi , iyadoo degdeg loo horrgeeyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida , taasi oo maanta xukun ku riday .
Muuqaal dheerada la soco.
Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Booliska JSL.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews