berberatoday.com
Wasiir Ku-xigeenka Khaarajiga Jsl Oo Ku Diirsatay Abaalmarinta Caalamiga Ah Ee la Gudoon Siiyay Dr. Edna Aadan
April 16, 2024 - Written by admin

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Rooda Jaamac Cilmi ayaa bogaadisay Drs. Edna Aadan oo la gudoon siiyay abaalmarinta caalamiga ah ee Templeton Prize oo ay ku guulaysatay sannadkii 2023kii.

 

Rooda Jaamac waxa ay sidaas ku sheegtay farriin uu ay ku baahisay barteeda X (Twitter), waxayna ku tidhi “waa mid ahmiyad leh in aanu aragno Edna Aadan oo xaflad rasmi ah lagu gudoon siiyay abaalmarinta caalamiga ah ee Templeton Prize, taasi oo ay ku mutaysatay doorkeeda wax ku oolka ah ee ay ka qaadatay caafimaadka haweenka Somaliland.

Marwo Edna Aadan waxa ay tusaale nool ku tahay juhdiga  shaqada adag iyo taabogelinteeda.

Sidoo kale Marwo Edna Aadan waxa ay weyn inoogu tahay hormuud lagu deydo.”

Qore: Cumar Maxamed Faarax

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews