Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah loogu Sameeyay Magaalada Jidah
April 20, 2024 - Written by admin
Madaxweyne Kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), uu wehelinayo Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE, ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed iyo Masuulin kale ayaa Magaalada Jiddah ee Dalka Sucuudiga waxaa Casuumad ugu sameeyey Ganacsade Dr Taha Abdulqadir Alnoor.

