berberatoday.com
Oday Waayeela oo Kelyuhu Fadhiisteen oo Qiso Cajiiba Hindiya Kala Kulmay
April 20, 2024 - Written by admin
“Subxanallah Qiso la yaab leh oo aan ku arakay Hindiya.
Oday aabe ah oo laga keenay somalia ayaa kalyuhu fadhiisten dhakhaatirtii markuu lakulmayna waxay kudhaheen waa in kalida lagaa badalaa odaygu wuxuu dhalay awlaad 5 qof 4wiil iyo gabadh sadex somalia ayay joogan midna waa lasocdaa xaga gabadhuna qurbaha ay joogto kadib aabihii wuxuu latashaday awlaadiisi wiilashii dhaman way diideen inay usaaran kalida wayna ka gaabsadeen gabadhii ayaa go aan ku qaadatay inay timaado oo usaarto kalideedi odaygu aad buu udiiday sababtoo ah waa qofka kharashka oo dhan kafeenayay mana ogolayn hasayeeshe gabadhaa ga aan satay inay usaarto wayna timid oo way saxiiday
Qisada layaabka leh ayaa ah markii gabadhii la qalay ayaa loogu tagay 3 kalyood حَسْبُنَا اللَّهُ وَنِعْمَ الْوَكِيلُ
Alle SWT waxkasta waa awooda
Waligaa ku dadaal inaad waalidkaa waxkasta oo aan diinta ka hor imaanayn usamayso waayo diinteena ina faraysa biru waalidayn
Maanta aabihii iyo gabadhiiba waa cafimaad qaban allxm”
W/Qoray Mohamoud Abdiwali
May be an image of 10 people, slow loris and hospital

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews