Wasiirka Wasaarada Gaadiidka & Horumarinta Jidadka Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobolka Sanaag
April 21, 2024 - Written by admin
Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda gadiidka iyo horumarinta jidadka oo Safar shaqo ugu baxay Gobolka Sanaag ayaa kormeeray wershadda ugu weyn ee jayga laga soo saaro ee degmada gar’adag isagoo Halkaasi kula kulmay qayb kamida shaqaalaha waddada ceerigaabo.

