berberatoday.com
Cabsida Roobabka Berbera Iyo Halista Dhismayaasha Qadiimiga Ah Qalinkii Cali-mahad Yuusuf.
April 22, 2024 - Written by admin
CABSIDA ROOBABKA BERBERA IYO HALISTA DHISMEYAASHA QADIIMIGA AH
Qalinkii Cali Mahad Yuusuf.
Inagoo ogsoon in Roobku kamid yahay Nimcooyinka Allaha Raxmaanka ahi Khalqigiisa ugu deeqo. Xiliga la waayana Cid waliba dareento dhibta ku timaada Nafleyda iyo Deegaanka
waxaase jira khasaare aan yarayn oo ka dhasha Roobab waaweyn oo qaarkood duufaano iyo dabaylo wataan sida dhowaan ka dhacday Dalka Imaaraadka oo waxyeelo balaadhani ka dhacday.
Markaan hadaba usoo noqdo Magaalada Berbera waxaa Roobabkii u dambeeyey khasaare weyn u geysteen Dhismeyaasha Qadiimiga ahaa ee Magaalada oo qaarkood Hal qarni cimrigoodu ku dhow yahay. Inkastoo aanu jirin khasaare nafeed ama cid ku dhimatay Guryaha Roobku dumiyey. Xiliyadii u dambeeyay.
Hase ahaatee waxaa jirta cabsi badan oo ka taagan dhismeyaasha aad u gaboobay Ee Xaafadaha Barwaaqo, Daaroole iyo shacabka oo ay ku yaalaan Guryaha ugu da’da weyn Berbera. iyadoo lagu jiro wakhtigii Roobabka Gu’ga.
Run ahaantiina waxaa muuqata inay Berberi Fooda la gadhay Marxaladii ugu adkayd ee ka dhalata Dhismeyaasha aad u gaboobay ee dadku degan yahay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews