berberatoday.com
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Oo Si Adag Uga Horyimid Cayimaada Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Madaxtooyada Iyo Ururada!
April 22, 2024 - Written by admin

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Cabdilaahi Iimaan Dirawal ayaa warsaxafeed uu galabta soo saaray si adag uga horyimiday qorshaha ay komishanka iyo madaxwaynuhu ugu cayimeen wakhtiga ay dhacayaan doorashooyinka isku sidkan ee madaxtooyada iyo ururada siyaasada isagoo sheegay in aan cidna lagala tashan.

Sidoo kale gudoomiye cabdilaahi dirawal ayaa ku hanjabay in aanay dhici doonin doorasho aan laysla ogolayn

Gudoomiye cabdilaahi dirawal ayaa isagu ku kaliyaystay mawqifka uu kaga soo horjeedo qabsoomida doorashada iyadoo badi ururada siyaasada uhogaansameen jiwdalka ay soo saareen  komishanka doorasooyinka iyo wareegtada uu isla maanta ku dhaqangaliyay madaxwaynaha Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews