Madaxweynaha Somaliland Oo Laga Dalbaday Inuu ka Hawlgalo Soo Daynta Maxaabiista Ciidamada Qaranka Ee Ku Xidhan Laascaanood
April 25, 2024 - Written by admin
Mudane Madaxweyne, waxa aannu si xushmad iyo qadarin leh kaaga codsanaynaa in aad si
buuxda uga hawlgasho sidii loo sii dayn lahaa maxaabiista dagaalka ee laga haysto Somaliland
ee ku xidhan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.