berberatoday.com
Milicsiga Hadalada Xisbi Xaakimka Kulmiye Ee Ka Hadalka Natiijada Doorashada Aan Wali Dhicin +Dareenka Mucaaridka!
April 25, 2024 - Written by admin

Waxaa maalmihii udanbeeyay warbaahinta hadalo isku mid ah ka sheegay xubno kamid ah hogaanka xisbiga kulmiye iyo wasiiro xukuumada katirsan kuwaasi oo mucaaridka ugu baaqayay in ay aqbalaan natiijada doorashada madaxtooyada ee aan wali la gaadhi iyagoo si toos ah xisbiga waddani ugu baaqaya in Ay  uhogaansamaan marka doorashadu dhacdo natiijada kazoo baxda taasi oo bulshada dhexdeeda ka dhalisay hadal haynt badan iyo dareeno kala duwan

Dhanka kale hogaanka xisbiga waddani oo iyagu ka jawaabay hadalada xisbi xaakimka ayaa sheegay in aqbalaada natiijada doorashada ay ka horayso horta in ay dhacdo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews