Ciidamadii Ugu Adkaa ee Soomaliya oo Taageradii Iyo Mushaharkii laga Joojiyay
April 27, 2024 - Written by admin
Maraykanka ayaa shaaciyay in ay hakiyeen taageeradii ciidan ee ay siin jireen Ciidamada Soomaaliya gaar ahaana Danab.
Maraykanka ayaa arrintan ku sababeeyay musuq-maasuq ka dhex jira Ciidamada.
Dawladda Soomaaliya ayaa iyana dhinaceeda xaqiijisay warkan, iyadoo sheegtay in ay baadhitaan samayn doonto.