berberatoday.com
Ruushka oo Fursad Ka Helay Dalal Afrikan ah Oo Iska Caydhiyay Ciidamada Maraykanka
April 27, 2024 - Written by admin
Dalkii labaad kaasi oo ku yaalla galbeedka Afrika ayaa ku amray Mareykanka inuu ciidamadiisa kala baxo , iyadoo hadda la billaabay qorshaha uu Mareykanka ciidankiisa ugala baxayo.
Kaddib Niger oo go’aankan oo kale qaadatay dalka labaad ee hadda iska saaraya ciidanka Mareykanka waa Chad, waxa dhabar-jabka ku ah Mareykanka waa in sidoo kale saldhig ciidamada cirka oo laga dhisayay caasimadda Chap ee N’Djamena la joojiyay, waxaa qorshuhu ahaa in Mareykanka uu saldhiggaa ka maamullo howlgalladiisa galbeedka Afrika, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Reuters.
Tallaabadan ayaa waxa ay fursad gaar ah u noqotay dawladda Ruushka oo isku fidinaya dalalka Galbeedka Afrika.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews