berberatoday.com
Wariye Raage Oomaar oo Isagoo War tabinaya Xanuun Degdeg Ah Kusoo Booday oo Cisbitaal Loola Cararay
April 27, 2024 - Written by admin
Wariyaha caanka ah Raage Oomaar ayaa xalay xanuun ku soo booday xilli uu akhrinayay warka habeennimo ee warbaahinta ITV news isaga haatan xaaladdiisa lala tacaalayo.
Afhayeen u hadlay TV-ga ITV ayaa sheegay in uu Raage xanuun ku soo booday balse uu haatan ladan yahay isaga oo aan shaacin sida weriyaha loo qabtay.
Raage Oomaar oo haatan 56 jira waxa markii koowaad lagu bartay duullaankii 2003 dii uu Maraykanku ku qaaday dalka Ciraaq xilligaas oo uu ka mid ahaa weriyeyaashii dhiiirranaa ee u badheedhay soo tebinta dagaalkii qadhaadhaa.
Hadda wuxuu ka tirsan yahay TVga dalka Ingiriiska laga leeyahay ee ITV halkaas oo uu ka yahay tafaftire iyo soo saare barmaamij oo aad loogu xidhan yahay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews