|
berberatoday.com
Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland oo Safar Shaqo Kutagay Dalka Itoobiya oo Kulamo Muhiima Uu Kula Qaatay Madaxda Dhigiisa Ah
April 28, 2024 - Written by adminTaliyaha guud ee Ciidanka Booliska JSL Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi ayaa safar shaqo ku tagay Dalka Ethiopia , waxaanu kulamo muhiima la qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska Dawladda Federal Ethiopia Commissioner General Demelashe G/Mechiel.
Safarkan oo ujeedadiisu ahayd iskaashiga labada dawladdood ee dhinac amniga iyo Tababarrda labada Ciidan Boolis , Kulankaas oo ay Taliyaha ku wehelinayeen Saraakiil ka tirsan Taliska Ciidanka Booliska JSL.
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() COMMENTS
|
||||
|
|
|||||