DR Cabdiwali Oo Si Qotodheer Usharaxay Saamaynta Ay Isticmaalka Baraha Bulshadu Ku Yeeshaan Qofka!
April 29, 2024 - Written by admin
Wasiirkii hore ee wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Somaliland dr Cabdiwali sheikh cabdilaahi suufi jibriil ayaa siqotodheer uga hadlay saamaynta ay bulshada iyo qofka ku keenaan baraha.