Madaxwaynaha Jsl Oo Xilkii Ka Qaaday Badhasaab Kuxigeenkii Gobolka Salel!
April 29, 2024 - Written by admin
Wareegto Madaxweyne 28.04.2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal ee Jamhuuriyadda Somaliland, kuna magacaabay masuul cusub.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Ujeeddo: Xil Ka-qaadis.
- Ku: Cabdirashiid Cabdillaahi Handi;
Guddoomiye Ku Xigeenkii Gobolka Salal;
Og: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha