“Sannado Ayaan Ku Boorinayey Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Inay Xidhiidh La Yeelato Somaliland, Oo Aanay Iska Dhego Tirin”Xildhibaan Jim Risch
April 29, 2024 - Written by admin
Xildhibaan Jim Risch oo ka tirsan Guddida xidhiidhka dibadda ee aqalka Senateka Maraykanka, ayaa shaaciyay in uu sannado ku boorinayey wasaaradda Arrimaha dibadda ee dalkiisa inay xidhiidh la yeelato Jamhuuriyadda Somaliland.
