berberatoday.com
Taariikhdu Markay Aheyd 1879 Dab Ka Kacay Magaalada Daylac oo Sababay Khasaare Culus
April 29, 2024 - Written by admin
1879 waxa Saylac ka kacay dab ay sababeen dhalinyaro ciyaar ka dayayay, dabku wuxu gaadhay magaalada oo dhan, waxaanu gubay wax kaste, ganacsatadu waxay alaabtooda ula firxanayeen meel ka baxsan dayrka magaalada, kadib waxa bilaabmay dhac iyo boob loo gaysanayay ganacsatada xoolahooda la firxanaysa. Abuu Bakar Baasha oo hasytay Saylac wuxu isu keenay isla markiiba ciidan masaariya oo hubaysan, amarna wuxu ku siiyay in la dilo soomaaliga la arko isaga oo wax boobaya, ciidanka oo u diyaar garoobay in ay ku ridaan xabbadda soomaalida iyaga oo aan kale eegayn kuwa wax dhacaya iyo kuwa xoolahooda badbaadinaya ayuu haddana amar kale ku siiyay in ay joojiyaan si aanu dagaal u qarxin.
Gudaha magaalada waxa isku uruursaday ganacsato faransiis ah iyo kuwa taliyaaniya, way is hubeeyeen iyaguna, kadibna waxay taagteen calamadoodii. Dayrka magaalada meel ka baxsan waxa isku uruursaday ciidamo tiro badan oo ka soo jeeday qabiilka Ciisaha oo sugayay haddii arrini faraha ka baxo in ay masaarida kale wareegaan magaalada. Abuu Bakar Baasha wuxu dib isugu keenay ciidankiisii, waxa aanu markan ku hubeeyay laba madfac si uu u hor istaago Ciisaha hore ugu soo ruqaansaday magaalada. Ciidamadu waxay isku fidiyeen gudaha magaalada iyo meel ka baxsan magaalada, halkaana waxa lagaga badbaaday dagaal u dhaxeeya Ciisaha iyo Masaarida.
Socdaalkii Martini 1879.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews