Wasaarada Maaliyada Jsl Oo Soo Bandhigtay Badeecado Dalka Sharci Daro Kusoo Galay Oo Ay Gacanta kusoo Dhigeen
April 29, 2024 - Written by admin
Masuuliyiinta wasaarada maaliyada iyo ciidamada la dagaalanka kootaro baanka ayaa soo bandhigay sharaab iyo jaad sifo sharci daro ah kusoo galay dalka kaasi oo ay ku qabteen midkamid ah kastmada bariga caasimada hargaysa