Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Lix Dhallinyaro Oo Dawladda Soomaaliya Tacadiyo Ugu Geysatay Muqdisho!
April 30, 2024 - Written by admin
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa ka hadlay 6 muwaadin oo dawladda Soomaaliya ay Muqdisho ku xidhay isla markaana la sheegay in la jidh dilay.
