Xisbiga Waddani Oo Si kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Xukuumadu kula Kacday Midkamid Ah Dhalinyarada Magaalada Boorama!
May 1, 2024 - Written by admin
Xisbiga WADDANI waxa uu sida ugu adag u cambaaraynaya xadhigga sharci darrada ah ee xukumadda Kulmiye magaalada Boorama ugu gaysatay Cabdiwahaab Cismaan Cumar (Unity) oo ka tirsan dhallinyarada saamaynta leh ee xisbiga WADDANI.
