berberatoday.com
Dawlada Xamar oo Qiratay In Somaliland Hawadeedii Xoog Iyo Xeelad Kula Wareegtay
May 2, 2024 - Written by admin
Soomaaliya ayaa qiratay in Somaliland xoog kula wareegtay Hawada Somaliland iyo qayb ka mid ah Hawada Soomaaliya.
Hay’adda duulista Somalia oo maanta soo saartay Wargalin ama NOTAM (Notice to Air Men), waxay ku cadaysay in lagala wareegay gacan ku hayntii iyo maamulkii hawada sare in kabadan 60%, iyadoo diyaaraddaha usheegtay in hada wixii ka danbeeya ay soo wacaan lambaradda telefoonadda Shirkadda Hormuud ee Satellite-ka u furan (SATCOM), taasi oo baalmarsan sharcigii ay Hay’adda ICAO udejisay hagista duulimaadyada rayidka ah.
Sida lagu sheegay NOTAM-ka kuna cad Map- kan idiin muuqda ee hawada Sare (FIR CHART),Waxay ay Hay’adda duulista Somalia cadaysay in laga faramaroojiyay maamulka Airspace ka intiisa badan laga soo bilaabo Marinka
1.VEDET TO BUBEM(RAAS CASEYR ILAA DEGMADA BAXDO EE GOBOLKA GALGADUUD
2.BOMIX TO MUSBI ( QANDALA ILAA BUUHOODLE)
3.ARSHI TO DEMGO ( WAJAALE ILAA LAASQORAY)
Hore waxay hay’addaasi usoo saartay Wargalina ama NOTAM 13kii February kuna sheegaysay in lagala wareegay 150miles oo Hargeisa iyo nawaaxigeeda ah.
Balse hadeer maamulka hawadda sare 60% anay kaligeed maamulin ee ay gacanta kula hayso Hargaysi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews