Xaaladda New York Oo Weji Cusub Yeelatay, Kadib Markii Boolisku Gudaha Ugalay Jaamacadda Columbia
May 2, 2024 - Written by admin
Booliska magaalada New York ayaa galay Jaamacadda Columbia fiidnimadii salaasada, iyagoo isku dayaya in ay kala eryaan mudaaharaadayaal taageersan Falastiin, kuwaas oo qabsaday dhismeyaal ka mid ah fasallada Jaamacadda muddo laba toddobaad ah.