berberatoday.com
“Faqtiir Lamaan Yaabine Kuwa Ujiinaya Ayaan La Yaabay”Waxa Qoray Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.
May 3, 2024 - Written by admin
“Faqtiir Lamaan Yaabine Kuwa Ujiinaya Ayaan La Yaabay”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.
“Beribaa nin Faqaatiir la odhan jiray ayaa wuxuu ahaa nin reer Miyi ah oo jecel inuu Hoobal noqdo ama isu haysta. Haddaba Faqaatiir waa nin cod xun laakiin isagu isu haysta inuu cod fiican yahay. Mar walba reeraha dushooda ayuu hees ka dul qabsaddaa. Kolkaa Faqaatiir ma waayo dhowr qof oo intay ka naxaan isaga jiibiya oo sacabka u garaaca iyagoo og inuu cod xun yahay. Maalintii danbe ayaa Oday weyn oo in badan arkaayey Faqaatiir iyo hawlaha aan is lahayn ee uu dhex dabaalanayo ayaa hadal xikmadi ku jirto yidhi kolkuu arkay maalin uu ciyaar reer ka dul qabsaday oo waxooga tiro dad ahi u soo baxeen. Kolkaasuu yidhi; “Anigu Faqaatiir lamaan yaabine, kuwa u jiibinaya ayaan la yaabay!!”
Waxa Qoray Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews