berberatoday.com
Maxamed Bk Oo Su,aal Muhiim Ah Waydiiyay Sh, Maxamed Cumar Dirir Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay!
May 5, 2024 - Written by admin

Maxamed Bk “Sheekh Dirir waxaan weydiinayaa dadku maadaama oo ay suugaanta wax ku fahmaan Heesaha bilaa music-ga ah kawaran ma xalaalbaa?”

Sheekh Dirir “ Su’aasha Maxamed i weydiiyay waad ku wada qososheen oo waxaad isleedihii malaha fankii ayuu dabasocdaa laakiin waxa aynu u qaadanaynaa in uu doonayo in uu suugaan umada khayrka iyo waxa wanaagsan ugu gudbiyo.

Suugaanta aad samayso intaadan baahin waxa haboon in aad culimada usoo bandhigto si lagaaga toosiyo hadii wax qaloocdaan laakiin qofku hadii uu hadal xikmadaysan soo bandhigayo oo uu suugaan ku sheegayo diintu ma diidana.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews