Golaha Wakiilada Somaliland oo Ansixiyay Xubin Komishanka Doorashooyinka Ka Tirsan”Daawo Muuqaal
May 6, 2024 - Written by admin
Xildhibaanada Golaha wlWakiilada ayaa cod aqlabiyada ku ansixiyay xubinta Xisbiga Waddani ku matelayaa komishinka doorashooyinka Somaliland.
55 Xildhibaan ayaa ansixiyay Ma jirto cid diiday ama ka aamustay.