Midowga Yurub Oo Ka Digay Budhcad Badeedda Somaalidu Isku Diyaarinaya Weerarro ka Dhan Ah Maraakiibta
May 7, 2024 - Written by admin
Warbixin ku saabsan khatarta burcad badeedda ee xeebaha Soomaaliya oo kasoo baxday howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa lagu sheegay in ay sare u kacday dhacdooyinka sii kordhin kara khatarta burcadbadeednimada Soomaaliya.
