berberatoday.com
Ciidanka Booliska oo Raadin Badan Kadib Gacanta Kusoo Dhigay Eedaysane Midi Ku Dilay Muwaadin Kale
May 9, 2024 - Written by admin
Ciidamada Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysane Jimcaale Maxamed Maxamuud ina Nasra X Cabdi da’da17 jir ah , kaasoo ku eedaysan inuu xalay abbaaro 11:00, Mindi ku dilay Marxuum: Cabdixakiin Aadan C/laahi ina Hinda Cismaan da’da18 jir ah, falkaa dilka ahi waxuu ka dhacay degmada Maxamed Mooge ee Caasimadda Hargeysa.
Dedaal iyo baadhid dheeriya oo ay sameeyeen Ciidanka Booliska gaar ahaan Qaybta Barigu, iyagoo kaashanaya dadweynaha degmada Maxamed Mooge, waxay gacanta kusoo dhigeen eedaysanaha subaxnimaddii hore ee saaka.
Baadhista kiiskaa waxa gacanta ku haya Hoggaanka Baadhista Dembiyadda-C.I.D, natiijadda baadhistana waxa loo gudbin doonaa Hay’addaha garsoorka JSL.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews