Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kulan la Qaatay Qaarkamid ah Aqoonyahanka Dalka Iyo Ardayda Jaamacadaha Somaliland!
May 11, 2024 - Written by admin
Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, musharraxa madaxweyne kuxigeen Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi, Guddoomiyaha xisbiga mudane Xirsi Cali X Xasan oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa kulan la qaatay qaybo ka mid ah aqoonyahanka iyo ardayda jaamacadaha caasimadda Hargeysa.


