Ciidamada Dab Damiska Jsl Oo Gurmad Ufidiyay Lix Nin Oo Uu Kusoo Dumay Dhisme Ay Shubayeen Kuna Yaala Xaafada Masalaha Ee Magaalada Hargeysa!
May 12, 2024 - Written by admin
Ciidanka Dabdemiska ayaa markiiba goobtaa gaadhay si degdegna dhaawacyadii ugu qaaday, una gaadhsiiyay Cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa, halkaas oo lagu dabiibayo.


