Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley Oo ka Hadlay Go,aankii Golaha Wasiirada Somaliland Ku Meelmariyeen Gobolnimada Gabiley.
May 14, 2024 - Written by admin
Madax Dhaqameedka Gobolka Gabiley Ayaa Madaxweyne Somaliland Uga Mahadceliyay Ansixinta Gobolnimada Gabiley oo Xukumada Somaliland Maanta Ansixisay.
