Wasaaradda Waxbarashada JSL Oo ku Dhawaaqday Xiliga La Qaadayo Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dalka
May 16, 2024 - Written by admin
Masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa shaacisay xiliga la qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada sare iyo hoose dhexe ee dalka.
Masuuliyiinta wasaaradda Wasaaradda ayaa sheegay in Imtixaanka fasallada afraad ee dugsiga sare iyo sideedaad ee hoose dhexe la geli doono 22/6/2024, ee sanadkan.
