Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Ingiriiska.
May 17, 2024 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka dalka Ingiriiska Amb Mike Nithavrianakis oo safar shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland.

