berberatoday.com
Marxuum ku Geeriyooday Ceel Biyood Ku Yaala Deeegaanka Horu Haadley Ee Degmada Daarasalaam Uu Ku Dhacay
May 23, 2024 - Written by admin

Waxa ceel biyood uu ku dhacay galabta laga soo saaray  Alle ha u naxariistee Marxuum  Fu’aad Xuseen oo ka mid ahaa dadka ka shaqeeya beeraha deegaanka Horu-haadley ee degmada Daarasalaam ee gobolka Maroodi Jeex.

Sidaasna waxa Wakaaladda wararka ee SOLNA u xaqiijiyay

Guddoomiyaha degmada Daarasalaam Ciise Muuse oo sheegay inay ku guulaysteen inay ka soo saaraan marxuumka ceelkaasi.

Waxaanu Guddoomiyuhu intaas ku daray in marxuumku uu ka mid ahaa dadka ka shaqeey beeraha, Isla markaana ciidanka boolisku ay baadhayaan sababta uu ceelka ugu dhacday.

Guddoomiyaha degmada Daarasalaam wuxuu Ilaahay uga baryay marxuumka inuu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskiisana samir iyo iimaan ka siiyo.

Xigasho: SOLNA

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews