Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Go,aan Kasoo Saartay Dacwadii Urur Siyaasadeedka Shacabka Ee SPP.
May 23, 2024 - Written by admin
Maxkamada sare ee Jamhuuriyada Somaliland Ayaa maanta Qaraar Kasoo saartay dacwadii Urur Siyaasadeedka Sahacabka Somaliland Ee S.P.P Taasi oo udhaxaysay hogaanka ururka iyo gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo ansixinta asxaabta
Sidoo kale maxkamada sare ee jsl ayaa go,aamisay in shirkii golaha dhexe ee ay qabsadeen ururka shacabka Somaliland uu ansax yahay islamarkaana hogaankii lagu doortay uu sharci yahay
Gudoomiyaha rasmiga ah ee ururka shacabka Somaliland ayaa noqonaya Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi “Timo”

