berberatoday.com
Xildhibaan Si Kulul Ucanbaareeyay Xadhig Lagula Kacay Qaarkamid Ah Maamulka Jaamacada Timacade Ee Magaalada Gabiley.
May 23, 2024 - Written by admin

Xildhibaan khaalid hoori oo kamid ah mudanayaasha golaha Deegaan degmada Gabiley ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga maamulka gobolka gabiley kula kacay xubno kamid ah masuuliyiinta jaamacada tima cade oo habeenkii xalay lagu xidhay saldhiga magaalada gabiley saacado kadibna dib uhelay xoriyadoodii

Xildhibaan khaalid ayaa sheegay in masuuliyiinta jaamacada timacade lagu xidhay qaarkamid ah ardayda jaamacada oo xuskii 18may ku dhawaaqay ereyo ay ku taageerayaan musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadddani taasi oo uu sheegay in aanu garayn goorta ay danbi noqotay taageerada cirro ta madaxwayne biixina ay xalaal noqotay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews