Ciidamada Midowga Yurub Oo Soo Furtay Markab ay Afduubteen Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida!
May 25, 2024 - Written by admin
Ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeeda ee ku sugan Badweynta Hindiya iyo Badda Cas ayaa sheegay in markabka ganacsi ee Basilisk oo ka babanayay calanka Liberia laga sii daayay xeebaha Soomaaliya, islamarkaana 17-shaqaale oo la socday ay bad qabaan.
